Sunday, May 17, 2015

Xulka Heesaha Fannaanada Aamina Dhool.

Waxa mahad gaar ah leh, abwaanada, mulaxamiinta, iyo Aamina dhool iyo fanaaniintaa qaaliga ah ee heesahan macaan inoo soo diyaariyey. Anigoo milgo ah iyo My Somali Culturena wanaan idin leenahay ku raaxeysta dhaqankiina. Fadlan share, like una gudbi asxaabtaada websiteka www.MySomaliCulture.com

Aamina Dhool
Heestii DHeeroow Talantooli Cabdi Dheere. Qalbigayuu Lulayee (Banaadiri) Dhoof Cir Onkoday Caashaqu Digniin Maleh Ugub Laba Qaawan Maa Isqaada (Xamari) Heestii Ubax taltooli Cabdi Qaboojiye Tabantaabi Aamina iyo Kastan Heestii Soonyaale

No comments:

Post a Comment