Tuesday, November 6, 2012

Socotaye........Qodobada Jacaylka by Milgo

Socotaye salaama
Sadrigoow sataara
Saluugli’I ishaarada
Salaantuna sacaada
Wadnuhuna sagootiga
Naftuna sigsigashada
Maankuna sasabashada
Jidhkuna silbashada
Kuligood salowsade !


milgo 9:05 pm
Nov 4th 2012


 

No comments:

Post a Comment