Monday, October 8, 2012

Cigaal Shiidaad Filimo Gaagaaban.

Sheekooyinka Cigaal Shiidaad oo ah kuwo qosol maad ah, oo murtidu aad ugu dheer tahay. Waa mid ay ka wada bogan karaan waalidka, dhalaanka, dhalinyarada iyo waayeelkuba meel kasta oo ay caalamka ka joogaan. Hadaba akhristayaal ka bogta oo ku nasta wakhtigay doontoba ha ahaatee, filimadan googooska ka ah ee Cigaal, oo sheekooyinkiisa laga sameeyey 8 qaybood.

Daawasho wanaagsan............Milgo USA

img class="BLOGGER-object-element tr_noresize tr_placeholder" data-original-id="BLOGGER_object_3" id="BLOGGER_object_3" src="//img2.blogblog.com/img/video_object.png" style="background-color: #b2b2b2; height: 338px; width: 450px;" />

No comments:

Post a Comment