Monday, February 6, 2012

Cumar Dhuule Cali (Waraysi).

Alle ha u Naxriistee waa Fanaankeenii Qiimaha iyo Qadarinta gaarka ah mudnaa Cumar Dhuule Cali iyo waraysi gaar ah oo laga duubay intaan dagaalka sokeeye haleelin Soomaaliya.  

Waraysigan oo ah mid dhaxal gal ah waxa qaadaya Wariyihii weynaa ee ..................... ahaana Cumar saaxiibkii, iyaga oo si niyadsamaan taariikhi ah uga sheekeystay taariikh faneedka Xidiga Soomaliyeed.  Waraysigani wuxuu ka mid yahay ururin gaar ah oo MY SOMALI CULTURE ugu jiro ururinta iyo kobcinta hido raaca dhaqankeena quruxda badan.

Daawasho wanaagsan hana moogaan barnaamijyada kale ee aan idiin soo wadno.

Qaybta 1aad.



Qaybta 2aad.



Qaybtii 3aad.



Qaybtii 4aad.



Kana dhigo MY SOMALI CULTURE barta caweyskaaga.

No comments:

Post a Comment