Tuesday, August 2, 2011

Saynab Labo Dhagax Heeso cusub 2011

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa heesihii ugu danbeeyey ee Fanaanada Codka macaan ee Saynab Labo Dhagax ay soo saartay sanadkan 2011, iyada oo kala kaashatay fanaaniin kala duwan oo badankoodu ku sugan yihiin magaalada Jigjiga ee Dhulka deegaanka Soomalida Ethiopia, iyada oo  ku sugnayad mudo bilo gaadhaysa. 

Saynab oo ah fanaanad weyn oo qaali ah waxaan u rajeyneynaa horumarkeeda inay halkaa ka siiwado, anaga oo aad ugu faraxsay guulaha ay ka gaadhay safarkeeda.   Idinkana akhristayaashayada qaaliga ahoow waxaan idinkaga tagaynaa daawasho wanaagsan.   Halkana kala socda wixii cusub , idinka oo ka dhiganaya MY SOMALI CULTURE barta caweyskiina.

Waxaa isku soo dubo riday idiina soo diyaarisay.............Milgo.

Heesta Dhaanto.



Heesta Mataano.



Heesta Qaraw.



No comments:

Post a Comment