Thursday, August 4, 2011

Nuuradiin Axmed Heeso Cusub 2011

Jamasho waa albumkii ugu danbeeyey ee fanaan Nuuradiin Axmed soo saaray sanadkan 2011ka, albamkani oo ah mid daawasho iyo dhagaysiba iskugu jira; waa mid bedelaaya hanaanka soo saarista fanka Soomaaliyeed  isaga oo ku soo baxay haka DVDga.  Kaasi oo ah mid horumar weyn u soo jiidaya ka bogoshada iyo dhadhansiga murti suugaaneedka heesaha .   

Bilicda, codka iyo muusiga macaan ee lagu faro yaraystay ka sokow, waxa la daadihinaya  DVDgani fanaaniin kala duwan oo caan ah;  iyaga oo si talantolis ah ula jilaya midhaha heesuhu xambaarsan yihiin.  Sidaasi darteed hadal badani haan ma buuxshee ku nasta fiidiyowyadan hoos aan idiinku soo xulnay oo ay ugu horeyso heesta Qurux. 

Waxaad ka heli kartaa DVDga albamkani Herer Valley studio Hargeysa, adiga oo ku nasanaayana halkana ka dhigo MY SOMALI CULTURE barta caweyskaaga.

Heesta Qurux.






Heesta Dookh.



Heesta Gobaad Tahay.

No comments:

Post a Comment