Thursday, August 4, 2011

Fartuun Wali iyo Ururka Ubad Doonka Soomaliyeed.

Waraysi aad u xiiso badan oo Somali TV Minnesota la yeeshay Gudoomiyaha Ururka Ubad Doonka Marwo Fartuun Wali oo ka hadlaysa ujeedooyinka aasaaskiisa iyo faham la'aanta dhibaatooyinka dhalmo la'aanta.

Hadii aad tahay mudane ama marwo dhiban waxaad kala xidhiidhi kartaa ururka WWW.ISUROON.ORG halkaa oo aad ka heli karto warbixino iyo talaabooyin kaa caawin kara sidaad u gaadhi karto ujeedadaada.



Taariikh Nololeedka Fartuun.


Ka dhigo MY SOMALI CULTURE bogga Dhaqankaaga.

No comments:

Post a Comment