Thursday, June 9, 2011

Heesihii Xasan Aadan Samatar.

Ilaahay ha dhowree waa fanaankii qaaliga ahaa ee Xasan Aadan Samatar iyo heesihiisii xulka ahaa oo iskugu jira kuwo cusub iyo qaraamigiiba.

Waxaa mahad gaar ah leh Xasan iyo Abwaaniinta, mulaxamiinta, istuudiyayaasha iyo muusigyahanda sida weyn uga qayb qaatay hirgalinta dhaqanka iyo fanka Soomaliyeed.  Waxa kale oo mahad la mid ah iska leh muwaadiniinta Soomaliyeed ee sida hagar la'aanta ah leh u soo gudbiya filimadadooda gaarka ah , si ay ugu raaxaystaan dadweynaha ku nool aduunyada dacaladeeda; iyaga oo aan ka nasanin kobcinta iyo maaweelinta dhagaheena. Waxaan leenahay aad iyo aad baad u mahadsantihiin.  Waxaana idiin soo diyaarisay aniga oo ah Milgo.............Daawasho wanaagsan.

Heestii Ha Liicin.



Saxansaxo.




Haadba Haad Kici.



Ducaysane Wiilkayoow.



Heestii Haweeya.



Balanbaalis Qalin Ma leh.



Heestii Qalanjo iyo Xasan Aadan ee Naftaydan waan kuu huri lahaa Hantina kaa bixin lahaa.....



Khadra Daahir iyo Xaan Aadan iyo Heestii Ligligaan Jacaylkii Hayaa.



Caasha Ha Baayicin.




Sankaan Kula Raacaa.



Beladweyn.



Waxaan filayaa inaad ka hesheen, ka dhigo MY SOMALI CULTURE barta caweyskaaga lana wadaag asxaaba iyo ehelkaba. Wixii fariin ama codsi ahna noogu reeb sanduuqa hoose si aad ugu raaxaysato dhaqankaaga.

No comments:

Post a Comment