Thursday, February 24, 2011

Waraysi Cabdilaahi Shire Jaamac (Jooqle).

Waa waraysigiisii ugu horeeyey ee Jooqle oo dhamaystiran, isaga oo ka hadlaya siduu fanka ku soo galay iyo heerarka kala duwan ee uu marayo horumarka mulaximka weyni.  Waa nin isku darsaday dabeecad, codmacaani iyo dadnimo gaar ah isagoo si joogto ah wax weyn ugu soo kordhiyey Dhaqanka Soomaliyeed, hadaan nahay  bahda MY SOMALI CULTURE waxaan la daba taagan nahay hambalyo iyo taageero aad u weyn. 

Xaga soo diyaarinta iyo isku dubaridka waraysigan dheer, waxa mahada koobaad iska leh Alle SWT, marka xigtana bahda Somali TV Minnisota oo waraysigan suurto galiyey, anaguna aanu idiin soo gudbinay.  Marka sadexaadna dabcan fanaanka qiimaha weyn ku leh Fanka Soomaliyeed ee Cabdilaahi Shire Jaamac (Jooqle).  Daawasho wanaagsan.
Qaybtii 1aad ee Waraysiga.



Qaybtii 2aad.



Qaybtii 3aad.



Kolay si fiican baad uga bogateen fanaanka , wixii fariin ama codsi ah ha iloobin inaad ku dhaafto sanduuqa hoose.  Kana dhigo MY SOMALI CULTURE barta caweyskaaga.

No comments:

Post a Comment