Saturday, February 5, 2011

Shamsa Maxamed (Foot) Heeso.

Waxaan idiin soo gudbinaynaa heesihii boqorada Dhaantada Shamsa Maxamed Foot, oo ah fanaanad qiimo weyn ku leh fanka Soomaaliyeed iyada oo haybad gaar ah u leh qoritaanka iyo laxan saarida heesaha. 


Waxa u dheer intaa xarago u gaar ah, khaasatan iyadoo aad u jecel hirgalinta iyo soo bandhigida quruxda dhaqankeena haboon.  Waxaanu leenahay hambalyo Shamsa waanad ku mahadsan tahay, anaga oo la socodsiinayna taageerayaasheeda halka ay ka helayaan fanaanada oo ah fan pagekeeda Facebook,  ku raadi adigoo ku heli kara magaceeda Shamsa Mohamed Foot.  

Heestii Warsan Daawasho Wanaagsan.



Heestii Haraad.



Heestii Dhaanto.




Heestii Dhaanto Jebi.



Heestii Come Come Kaalay Huunoow.



Heestii Dibjir.



Heestii Ila Dheel.



Ka dhigo MY SOMALI CULTURE barta cawayskaaga, kuna soo casuum asxaabtaada.

No comments:

Post a Comment