Friday, February 4, 2011

Faysal Jawaase (Hees Cusub)


Hees cusub oo fanaankeena cusub ee soo kacaya Faysal Jawaase soo saaray dabayaaqadii 2010, oo la magac baxday HABOON daawasho wanaagsan.



Waxaan dhowaan idiin soo galin doona heeso badanoo uu fanaanku leeyahay ee ha moogaanina. Kana dhigo MY SOMALI CULTURE barta caweyskaaga.

No comments:

Post a Comment