Friday, February 4, 2011

Binti Cumar Gacal (Waraysi).

Fanaanada Weyn ee Soomaliyeed Binti Cumar Gacal, oo waraysi xiiso badan siisay Universal Tv. xaruntiisa Muqdisho barnaamijka Fanka iyo Suugaanta.  Binti oo aan u yareysanin kana dhargineysa daawadayaasha iyo taageerayaasheeda Soomaliyeed taariikh faneedkeeda, iyo heesaheedii ugu xiisaha badnaa ee shacbigu aadka u xiiseen jireen. Daawasho wanaagsan.

Qaybta 1aad.



Qayta 2aad.



Qaybta 3aad.



Qaybta 4aad.



Qaybta 5aad.



Qaybta 6aad.



Waxaan filayaa inaad si weyn uga bogateen, Ku raaxayso dhaqankaaga kana   dhigo MY SOMALI CULTURE barta caweykaaga.

No comments:

Post a Comment