Sunday, January 16, 2011

Waraysi Raxma Axmed Cali (Raxma Ruuxi).

Waxaan mahad gaar ah iska leh bahda Somali TV Min oo suurto geliyey barnaamijkan iyo Fanaanada cusub Raxma Axmed Cali (Raxma Ruuxi)

Qaybta 1aad.



Qaybta 2aad.



Qaybta 3aad. Waxay qaybtan kaga hadlaysaa Codkeeda iyo qaabkay u heesto iyada oo tidhi Ilaahay ha u naxriisto Magool waan jeclaa, lakiin marna iskama dayo inaan iyadii iska dhigo




Qaybta 4aad.



Wixii ra'yi iyo fariin ah noogu daaf sanduuqa hoose, waad mahadsan tihiin.

No comments:

Post a Comment