Wednesday, January 19, 2011

Tartanka Gabayada Nabada ee Dhalinta Soomaaliland 2009-2010

Ugu horeyntii waa Ilaahay mahadii SWT oo suurto geliyey in tartankani qabsoomo, marka labaad ururada, maalgaliyayaasha, madaxda, dhalinyarada iyo dhamaan dadkii gacanta ka geystey soo abaabulka, soo diyaarinta, isku dubaridka, taageerida, kasoo qaybgalka iyo wacyi galinta joogtada ah ee dhalinyarada Soomaaliland ayaa leh mahada labaad.

Waxaan kaloo rajeynaynaa in Dhalinyarada Soomaliyeed ee aduunka dacaladeeda joogaa ay kaga daydaan dadaalka, nabad raadinta iyo u heelanaanta bulshadooda. DAAWASHO WANAAGSAN.

Maxamed Cismaan Budhin iyo Gabaygii Habeen qudha kaama maarmo.



Gabaygii Gacan Haadis ee Ahmed Abdi Hirsi Gabayada nabada ee dhalinyarada Soomaaliland.




Siciid Maxamuud Gahayr 2nd winner 2009 poetry for peace contest.



Cabdi Risaaq Saleebaan Cali, gobolka Saaxil 2009 3rd place winner




Gabaygii Howraar San ee Axmed Cabdi Xirsi, 4th place winner for 2009 poetry for peace contest.




Deeqa Axmed Xasan 2nd place winner for the 2009 poetry for peace contest.



Gabaygii Naawil Nololeed ee Aniisa Xaaji Ciise 2010
Gabayada nabada.




Axmed Cabdilaahi oo ka socday Sool 2009 contest.




Mustafe Maxamed Jibriil iyo Gabaygii Dalku waa camiran yahay 2009 contest.




Gabaygii Baraarug ee Cabdiraxmaan Axmed Cali Ubaxle.




Abdishakuur Maxamed Xuseen 2010 Gabayada nabada.




Siciid Ibrahim Dool iyo Maansadii Nabadgalyo 2010 ee tartanka Gabayada nabada dhalinyarada.




Waad ku mahadsan tihiin Wixii ra'yi iyo faalo ah noogu reeb sanduuqa hoose.  Fadlan la wadaag websitekani ehelka iyo asxaabtaada.

No comments:

Post a Comment