Sunday, January 16, 2011

Quruxda Xoolaheena (filimo isku jir ah)

Xoolaha Soomaliyeed oo ah laf dhabarta dhaqaalaha dalka iyo dadkaba, waxaan idiin soo xulnay vidoewyo kala duwan oo goosgoos ah.  Daawasho wanaagsan.

Geel cabaaya biyo oo Geeljire maaweelinaayo.




Geel xero ku jira.





Ciyaal Soomali ah oo dibadaha ku koray, oo markii ugu horeysey baranaaya sida Awrka loo kaxeeyo loona koro.






Sayladaha Xoolaha Maasha allah.




Geel Dhalay.



Wixii ra'yi iyo fariin ah noogu dhaaf sanduuqa hoose, fadlana u gudbi websitekani asxaabtaada waad mahadsan tihiin.

No comments:

Post a Comment