Saturday, January 15, 2011

Heesihii Saynab Cige.

Waa fanaanadii Weynayd ee Saynab Cige, kana mid ahaan jirtay xulkii qaranka ee Hobolada Waabari.  Waxa ay imika ku nooshahay dalka UK ee cariga Ingiriiska iyada oo fankeedii halkii ka sii wada, hase ahaatee wax heeso ah oo cusub soo saarin.  Waxaanu rajeyneynaa inay halkaa ka sii wado dadaalkeeda, rajo weyna aanu ka qabno inay soo saarto albamyo cusub.  Waxa ay safaro kala duwan ku gaadhay dalka Marykanka oo ay ka dhigtay bandhig faneedyo kala duwan gobolada dalka, halkaasoo Jaaliyda Soomalida ah ee reer maraykan aad uga heleen. 

Heestii ugu caansaneyd ee Saynab Cige ee Qabrigii Jacaylka.







Salaad Darbi iyo Saynab.  Heestii Heerimahee.



Ku raaxayo dhaqankaaga hana moogaan ee ka mid noqo dadka ugu horeeya ee la socda waxa websiteka ku soo biira, lana socodsii ehelka iyo asxaabta.

1 comment:

  1. OOOh I love saynab cige, markay timid Columbus waxaan islaha madama oo ay waynatay codkiina wuu is badalay, balse wali way haysaa. SHe Rock IT.

    ReplyDelete