Saturday, January 15, 2011

Heesihii Sahra Axmed

Fanaanadeena qaaliga ah Ee Sahra Axmed oo in badan maaweelo iyo madaalo dheer ugu jirtay fanka Soomaliyeed, waxay meel qaaliya kaga jirtaa dhamaan Shacbi weynaha Soomaliyeed ee aduunka dacaladiisa ku nool, daawasho wacan wixii ra'ayi iyo jawaab ah noogu reeb sanduuqa hoose.

Heestii Hogo Tusaale

>

Heestii Gacal Walaal.


Heestii Hantaaqo oo ah Kaman.


Maladoo habeenkii, lalabahaa kalgacalkaa wadnahayga lulayee...yaa saalaam


Heestii Aroos ee Sahra Axmed & Axmed Yaasiin



Waxaan idiin soo wadnaa qaar kaloo badane ha moogaan, kuna raaxaysta dhaqankiina.

No comments:

Post a Comment