Saturday, January 15, 2011

Heesihii Guuleed

Heestii Sanadka 2010 ee ugu quruxda iyo videyowga fiicnayd, waa Samir oo ay wada talantoolinayaan Guuleed iyo Fartuun daawasho wacan.



Wuxuu yidhi Dheehashadan wacaniyo, qaabkeedan loo dhigay timaheedan dhererkiyo sii dhaafay adhaxda....... miyaan sii wadaa Alla yacizak waa erayadii Salah Doonyaale iyo luuqdii macaaneyd ee Guuleed.




Hooyo yaa iloobi kara kolay Guuleed umuu yaraysan jacalylka iyo xilka hooyooyinkeen inagu habeen, heestanina kolay aniga qiimo gaara ayey ii leedahay.


Hees wadani ah oo la yidhaahdo Rajo, DIGNIIN waxaa kujira SAWIRO NAXDIN LEH FADLAN LA SOCO.



Wixii ra'yi iyo faalo ah ku dhaaf sanduuqa hoose, waad mahadsan tihiin.

No comments:

Post a Comment