Saturday, January 15, 2011

Heesihii Fartuun Birimo

Fartuun Birimo oo ah fanaanad ilaahay siiyey codka ugu macaan fanaaniinta hada casriga ah, waxaan halkan idiinku soo xulay heesaheedii ee daawasho wanaagsan.

Heestii Asxaan, waa erayadii Yuusuf Muumin (Yusuf Yare)iyo laxankii Cabdiraxmaan Dowlo......iyo dabcan Luuqdii Fanaanadeena qaaliga ah Fartuun Birimo.




Heestii Nuxurkaagii Iga Guur.







Fartuun iyo Dowlo oo qaadaya heestii qaraamiga aheyd ee Magool (Asluub badan)



Fadlan ra'yigaaga ku dhiibo sanduuqa hoose.

No comments:

Post a Comment