Sunday, January 16, 2011

Heesihii Axmed Biif

Waxa mahad gaara oo aan la soo koobi karin iska leh Fanaankeena qaaliga ah Ee Axmed Biif iyo dhamaan, Abwaanada, muusig sameeyayaasha, laxanlayaasha iyo istuudiyoyaasha noo suurto galiyey inaan idinla wadaagno heesahan qiimaha leh.

Hadaad jeceshahay inaad fanaanka la xidhiidho, waxaad ka heli kartaa Youtube, kuna raadi Axmedbiif2010. Cidii kalee haysa email ama website ugaara fadlan nala soo socodsii sidaan taageerayaashiisa ugu gudbino.


Heestii Barni.





Heestii Diiwaan.




Heestii Nacab.





Heestii  Alle ha u naxriistee Fanaan Cumar Dhuule oo Axmed inoo qaadayo





Heestii Hoheey.





Ha iloobin inaad wixii ra'yi iyo ama codsi ah noogu soo gudbiso sanduuqan hoose.  Waad mahadsan tihiin.


Heestii Ubaxii Qardhood.

No comments:

Post a Comment