Wednesday, January 19, 2011

Abwaan Faysal Aw Cabdi Cambalaash Gabayadiisii Tahriib iyo Aqoonsi.

Abwaanka oo inoo sheegaya sheekadii uu gabaygu ku soo baxay iyo Dhibaatada dhalinta maanta ka haysata Tahriibka, waa Gabay aad uu qiimo badan oo badbaadin kara dhagaha ilaahay waanshay.  Waana dhibaato qofkawboo Soomali ah saameysey taasi oo ayaan daro ay noqotay dadkeena dibadaha ku bayhoofaya ee baduhu liqeen.  Ilaahayna ha a jazaa'i siiyo Abwaanka. Daawasho Wacan.

Gabaygii Tahriib.



Gabaygii Ictiraaf.



Abwaanka oo ah xubin aad ugu firfircoon Halabuurka Gabayada iyo Heesaha oo si is daba joog ah u curiya Gabayada waxaad kala xidhiidhi kartaa adiga oo ka heli doona gabayo kaloo badan websitekiisa oo ah:
faysal-awcabdi.blogspot.com

Ha moogaanina waxa kaloo aan idiin soo wadnaa heesahiisa ay qaadeen, fanaaniin aad u qiimo badani oo maqal iyo muuqaal ah.

Wixii fariin ama codsi ah noogu reeb sanduuqa hoose, fadlana websitekana u gudbi saaxiibadaa.

No comments:

Post a Comment