Wednesday, December 8, 2010

Noocyada Ragga iyo Dumarka (Wargelin Show)

Barnaamij xiiso badan uu waraysigan idiin soo diyaariyey Cabdiraxmaan Caato (Wargelin) oo ay marti ugu tahay Marwo Sahra Xuseen oo aqoon dheer u leh dhaqanka Soomaliyeed, waxaan hubaa marka aad daawato barnaamijan oo majaajilo iyo warbixinba iskugu jira inaad naftaada qiimeyn ku sameyn doonto....Daawasho wanaagsan

Noocyada Ragga:

2 comments:

  1. Milgo aad bad ugu mahadsan tahay inaad nala wadaaggo video's kan wanagsan ee wargalinta ah..Runtii horta wan qoslay wayo waxay ka hadashay arimo dhab ah oo jira oo sameyay communityga somaliyeed ee qurbaha jooga rag iyo dumar.. Marka markan si fican u dhagaystay qaybihi dumarka, waxaan ku dhacay categoryga DHAMO.

    ReplyDelete
  2. adigaa mudan walaalo, dhamo waad fiican tahay :), waxaan u baahanahay barnaamijyo sidanoo kale ah......insha allah

    ReplyDelete