Wednesday, December 8, 2010

Goormaa kuugu danbaysey Qalanjo

Qalanjo oo ah fanaanada ugu quruxda badan fanaaniintii hore ee Soomaaliyeed, codkeeduna ahaa mid aad u macaan waxaan aad u jeclaa labadan heesood ee ay hidiyo dhaqanka xidhantahay, waa heestii "Diriyan iyo Dheesha Dheela", anigoo idiin ku maqan warkeeda iyo halkay aduunka kaga danbeysey, aan dib idiin ku celiyo maalihii quruxda badnaa ee xusuustiina inta yar kaga sii xariiqan. daawasho wacan


Diriyan

No comments:

Post a Comment