Sunday, December 5, 2010

Gelbis

Waa heestaan ugu jeclahay heesaha beryahan cusubee soo baxay, oo ka turjumeysa jacaylka dhalinyarada soomaliyeed iyo sida ay isugu soo bandhigaan dareenkooda iyagoo sirbeeb iyo xushmad u wadaaga xiisahay isku hayaan, ila dhageysta

No comments:

Post a Comment